WAJAALE NEWS

Kulan Baroor Diiq Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

HARGAYSA(W,N)-Kulan tacsi iyo baroor diiq ah ayaa magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo habeenkii xalay ku geeriyooday

Kulankan ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaqameed iyo waxgarad kuwaasi oo geerida Aadan suldaan cabdiraxmaan uga tacsiyadeedyay Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo uu Marxuumku Adeer U Ahaa iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version