WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti kasoo Cararay Dagaalada ka Socda Dalka Yemen.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka jsl iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada berbera ku qaabiley 189 oo Somali ah oo kazoo cararay dagaalada wali ka socda dalka yemen.

Dadka qaxoontiga ah ayaa waxaa magaalada berbera keentay doon kazoo qaaday daka yemen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Dawladda Somaliland oo soo dhawaysay dad ka soo barakacay dalka yaman.

Exit mobile version