HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta sare ee urur siyaasadeedka miisaan oo ku hadhay tartankii madaxtaabashada ee ururada ayaa markii uhoraysay ka hadlay sobobta ay uhadheen
Sidoo kale masuuliyiinta urur siyaasadeedka miisaan ayaa fariin udiray taageerayaashoodii
Dhanka kale masuuliyinta ayaa ka hadlay xaalada dalka iyagoo fariimo ukala diray xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;