|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In 13November Wixii Ka Danbeeyay Madaxwaynaha Ay Yihiin Sedex Gudoomiye Oo Siman.
November 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbigaย Ucid Eng Faysal waraabe ayaa soo dhaweeyay baaqii kazoo baxay beesha caalamka ee mawqifkooga qabsoomida doorashooyinka Somaliland Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa sheegay in 13novembar wixii ka danbeeyay aanu madaxwayne biixi u aqoonsanayn madaxwayne islamarkaana ay yihiin sedex Gudoomiye oo siman Dhanka kale Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa baaq udiray ciidamada qalabka sida ee Somaliland o uu soo jeediyay in aanay ku milmin muranka siyaasadeed ee dalka jira isagoo eedo culusna ujeediyay gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland. Related posts:Daawo:Madaxweyneha Turkiga Oo Badbaadiyay Nin Doonayay Inuu Is Dilo Daawo:-Musharax Kijandhe Oo Sheegay In Cadaalo Daro Badani Ka Dhacday Doorashadii Kulmiye, Kuna Eede... ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ A๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป ๐๐น๐น๐ฒ O๐ผ S๐ฎ๐บ๐ถ๐ฟ, D๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, A๐พ๐ผ๐ผ๐ป I๐๐ผ A๐ณ-๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ป๐ถ ๐ธ๐ S๐๐ป๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |