WAJAALE NEWS

DAAWO;-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbiga Waddani.

GABILEY(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani oo xili uu madaxwayne biixi la hadlay gabiley la masaalay garbahaaraydii Siyaad bare

Odayaashan ayaa sheegay in aanu xisbiga waddani ahayn xisbi qaran gabileyna ay cadeeyeen sida ay uga maarmeen.

 

Exit mobile version