WAJAALE NEWS

DAAWO;-Beesha Hagar Xareed Oo Qaadacday Shirka Lagu Qabtay Ceel-bardaale, Sheegtayna In Beesha Lagu Kala Qaybinayo!

GABILEY(W,N)-Beesha hagar xareed bare oo kamid ah beelwaynta reer xareed ayaa kasoo horjeedsatay shir beeshooda uga furmay deegaanka ceelbardaale kaasi oo ay sheegeen in aan loo dhamayn islamarkaana wax talo ah laga siinin shirka iyo agaasinkiisiiba

Sidoo kale wwaxgaradka iyo odayaasha reer hagar ayaa soo bandhigay shakhsiyaadka shirkan abaabuley oo  ay ku eedeeyeen in ay kala qaybiyeen beeshii reer xareed.

Beesha reer xagar ayaa noqonaysa beeshii labaad eek amid ah beelaha reer xareed ee kazoo horjeestay shirka ceel bardaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version