HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Cabdicasiis Aadan Habane oo loo Garan Ogyahay “SISTO” Ayaa gabi ahaanba iska fogeeyay eedo culus oo uu ujeediyay ganacsade Ina Jabuutaawi isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin eedaha uu ujeediyay islamarkaana aanu waligii la xidhiidha ninka eedaynayay ee ina jabuutaawi.
Cabdicasiis aadan habane “siisto” oo la soo xidhiidhay tvga Horyaal24 isagoo ku sugan dalka Nagar ee qaarada Africa oo uu kaga qaybgalay shir caalamiya ayaa beeniyay eedaha ina jabuutaawi
HALKAN KA KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;