WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Wasiiro Iyo Masuuliyiin Kale Oo Xukuumada Katirsan.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa saaka la horkeeenay masuuliyiin madaxwaynuhu usoo gudbiyay oo iskugu jiray wasiiro, wasiirkuxigeeno iyo xubno kale oo xukuumada katirsan kuwaasi oo CVyadooda laga hor akhriyay golaha halkaasi oo ay mid mid ugu codeeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version