WAJAALE NEWS

Xildhibaan Guruuje Oo Fariin Udiray Dadka Kasoo Horjeeda Shirka Burco.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur Guruuje  oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay shirka ay beesha garxajis ku qabsanayso magaalada burco isagoo fariin udiray dadka kazoo horjeeda

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in aanu wax shar ah lahayn shirkani khayr mooyee.

" Dadka Shirka Reerka Ka Soo Hor Jeeda Waar Soo Baydhabaanu Leenahay "Xildhibaan Guruuje

 

Exit mobile version