WAJAALE NEWS

Ururka Dawladaha Hoose Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Maayarka Degmada Sheekh.

HARGAYSA(W,N)-Ururka ay ku bahoobeen dawladaha hoose ee Somaliland ALGASL ayaa gaadhi Booyada ku wareejiyay maayarka degmada sheikh ee gobolka saaxil.’

Waxaana munaasibadan ka hadlay gudoomiyaha ururka dawlada hoose ahna maayarka caasimada hargaysa

Exit mobile version