WAJAALE NEWS

Suldaan Ibraahim Sulub Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisi Mudo Uu Ku Xidhnaa Xabsiga Baki Kadib.

HARGAYSA(W,N)-Suldaan ibraahim suldaan sulub ayaa maanta dib helay xoriyadiisii kadib markii laga sii daayay xabsiga baki oo uu mudo 42Cisho ah ku xidhnaa bilaa xukun

Suldaaan Ibraahim Sulub ayaa ka hadlay xadhigiisa isagoo umahad celiyay dadkii ka shaqeeyay siidaysiisa iyo kuwii kaga war hayay xabsiga.

Exit mobile version