HARGAYSA(W,N)-Qoyska taliyihii ciidanka qarank ee fadhiisinka deegaanka goroyo cawl marxuum cabdisaaq dalmar ayaa ka hadlay askarigii dilay oo aan lagu fulin dilkii ay maxkamadu ku xukuntay iyagoo madaxwaynaha ku eedeeyay in uu hortaagan yahay
Sidoo kale qoyskan ayaa sheegay in dilkiisu ahaa shirqool islamarkaana ay garanayaan cidii ka danbaysay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;