TOG WAJAALE(W,N)-Eng Daa,uud Abiib oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay xaalada maamul xumo ee ka taagan degmada tog wajaale iyo cabashada dadwaynaha
Sidoo kae eng Daa,uud ayaa sheegay in madaxwaynaha iy kuxigeenka jsl ay labaduba xaalada wajaale ugagaa hadleen damqasho ay ka qabaan iyo wixii ay arkeen.
Dhanka akle Eng Daa,uud ayaa soo bandhigay dalab uga yimid shacabka magaalada wajaale oo ubaahan in uu mar uun hogaamiyo degmo ganacsiyeedka tog wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;