WAJAALE NEWS

Gudoomiyihii Televisionka Horyaal24 Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Adis ababa Ee Dalka Itoobiya.

ADIS ABABA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa goordhawayd magaalada adis ababa ku geeriyooday gdoomiyihii tvga Horyaal 24 marxuum Sayid Cismaan Mire oo xaalad caafimaad uyaalay maalmihii udanbeeyay.

Dhanka kale maamulka tvga horyaal24tv ayaa ka hadlay geerida ku timid gudoomiyihii televisionka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version