BERBERA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeedka shacabka Somaliland ee magaalada berbera ayaa siwayn isugu soo baxay Madax taabashadii maanta ee gudida diwaan galinta ururka Iyagoo kor Udhaafay tiradii 1000qof ahayd ee laga doonayay.
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka shacabka somaliland ee spp saleebaan ciise xagle toosiye ayaa uga mahad celiyay sida ay umuujiyeen cududooda
Dhanka kale gudoomiye xaglo toosiye ayaa fariin udiray taageerayaasha ururka spp ee gobolada togdheer,sool iyo sanaag oo iyaga lagu qaban doono madaxtaabashada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;