WAJAALE NEWS

Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Ee Magaalada Wajaale Oo Doortay Hogaan Cusub.

TOG WAJAALE(W,N)-Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee magaalo ganacsiyeedka wajaale ayaa kulan ay qabsadeen ku doortay hogaan cusub ee gudida hogaamin doono’

Waxaana munaasibada lagu doortay maamulka cusub ee gudida wanaag farista iyo xumaan reebista wajaale kazoo qaybgalay gudoomiyaha gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee gobolka gabiley iyo culimo awdiin kale.

 

Exit mobile version