WAJAALE NEWS

Dhacdo Naxdinle; Gabadh Gaajo Ugu Dhex Dhacday Magaalada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)- Hooyo laba caruur ah haysata  ayaa maanta suuqa hargaysa dhexdiisa ugu dhacday gaajo xili ay ku jirtay socod halkaasi oo ay kusoo xoomeen shacabkii goobta marayay

Arinta ayaa ah mid naxdinle oo muujinaysa xaalada iyo Duruufaha Nololeed ee ay ku sugan yihiin qaarkamid ah shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa.

Exit mobile version