WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Oo Bilowday In Ay Kaneecada Ka Buufiso Dhakhtarka Wayn Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Waaxda arimaha bulshada ee dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa saaka hawlgalo ay kaneecada kaga buufinayso ka fulisay dhakhtarka wayn ee magaalada hargaysa kaasi oo ay buux dhaafiyeen bukaano ay soo ridatay xanuunka xumada oo dadwaynaha reer somaliland faro baas ku hayo kaasi oo ay dhakhaatiirtu sheegeen in ay gudbinayso kaneecadu.

Exit mobile version