WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Muj, Jaamac Qarash.

HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta magaalada hargaysa gaar ahaan xabaalaha halayo aas qaran loogu sameeyay muj jaamac ismaaciil “qarash” oo kamid ahaa halgamayaashii xoreeyay somaliland

Waxaana aaska marxuum ka qaybgalay hogaanka xisbiga waddani xildhibaano iyo dadwayne tiro badan kuwaasi oo ka waramay taariikh nololeedkiisii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version