WAJAALE NEWS

Ciidamada Jsl Oo Digniin Udiray Dadka Arimaha Ciidanka Baraha Bulshada Kaga Hadla Iyo Siyaasiyiinta.

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada qalabka sida ee somaliand ayaa shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen  magaalada hargaysa waxay digniin udireen dadka arimaha ciidamada siyaasadeeya, baraha bulshadana kaga faafiyay warar been abuur ah oo lagu waxyeelaynayo ciidamada qaranka oo iyagu utaagan difaaca dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version