WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Burburka Iyo Dhaawaca Ku Yimid Wadadii Kalabaydh & Wajaale Iyo Cida Leh Masuuliyadeeda!

HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha wakaalada horumarinta wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan gudida mashruuca berbera cooridor ayaa ka hadlay burburka iyo dhaawaca ku yimid wadada isku xidha kalabaydh iyo wajaale oo aan wali la dhamaystirin.

Mareeyaha haayada wadooyinka ayaa sheegay in aanay wali wadadan kusoo wareejin shirkadii dhisaysay islamarkaana ay kala wareegi doonaan marka ay dhamaystiraan hagaajiyaana waxyaabaha ku yimid.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version