WAJAALE NEWS

Xildhibaan Guruuje Oo Shacabka Reer Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan Anisixinta Xeerka Caasimada Oo Maanta Lagu Soo Daray Ajandaha Golaha.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmednuur yuusuf guruuje oo katirsan xildhibaanada laga doortay gobolka maroodi jeex ee golaha wakiilada ayaa shacabka caasimada usheegay war farxadle kaasi oo ah in ajandaha golaha wakiilada horyaala lagu soo daray xeerka caasimada oo mudo dheer la tabayay.

 

Exit mobile version