HARGAYSA(W,N)-Suldaan cado gude oo mudo 36cisho ah ku xidhnaa jeelka madheera ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii iyadoo aanay jirin danbi ay xukuumadu kusoo eedaysay
Sidoo kale suldaan cado gude ayaa mahad naqay dadkii intii uu xidhnaa kusoo booqanayay jeelka kuwii uhadlay iyo guud ahaan shacabka Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;