BERBERA(W,N)-Shaqaalaha muwaadiniinta ah ee ka shaqay jiray dhismaha dekeda berbera ayaa qaarkamid ah laga eryay shaqadii taasi oo ay ka eriday shirkada dhisaysa halka ay dad ajaanib ah kazoo qaadatay dalka Hindiya.
Shaqaalahan cabanayay ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha iyo qaybaha kala duwan ee xukuumada.