Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga gobolka Daad-madheedh, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne iyo deegaanno kale oo hoos yimaadda.