GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani maxamed cabdilaahi bookh ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada dalka, xeerka golaha wakiilada ugudbiyeen golaha guurtida iyo xalka ay unoqon karto khilaafka dalka hadii uu madaxwaynuhu garto.
Sidoo kale siyaasi bookh ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay taladii dalka in uu kusoo koobo in ay isku suldaan yihiin isku beel hoose yihiin sida taliyaha ciidanka qaranka, wasiirka maaliyada iyo gudoomiyaha maxkamada sare
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;