HARGAYSA(W,N)-Gudida iyo madaxdhaqameedka beelaha garxajis oo caawa shirk u qabtay magaalada hargaysa ayaa si adag uga hadlay xadhiga xukuumada madaxwayne biixi kula kacday suldaan cade gude, suldaan ibraahim sulub iyo masuuliyiin iyo dad shacabka oo katirsan xisbiyada mucaaridka
Madaxdgaqameedkan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay si deg deg ah xoriyadooda ugu soo celiso madaxdgaqameedkaa iyo dadka kale ee sifaha sharci darada ay ku xidh xidhay.