WAJAALE NEWS

Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Ka Warbixiyay Tirada Dadka Ajaanibka Sharci Darada Kusoo Galayay Dalka Ee Ay Dib Uceliyeen.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka maroodi jeex cabdirashiid ayaa ka warbixiyay talaabooyin ay ciidamada laantu qaadeen la xidhiidha sidii dalka looga saari lahaa dadka sharci darada kusoo galay ee qaxoontiga ah iyo kuwo iyaga oo lug dalka kusoo galaya la qabtay islamarkaana dib loogu celiyay dalkoogii

Dhanka kale taliye cabdirashiid ayaa fariin udiray dadka ajaanibka ah ee dalka sharci darada ku jooga dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version