TOG WAJAALE(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland, gaar ahaan Saldhiga degmada wajaale ayaa soo qabtay 25 kun oo Dollar taasi oo laga soo dhacay Magaalada Hargaysa , waxaana dedaal ay sameeyeen Ciidanka Boolisku kusoo qabteen saacaddo gudahood qofkii lacagtaasi ku eedaysnaa ina uu soo dhacay.
Waxaana hadda gacanta ku haya eedaysanaha iyo hantidiiba Ciidanka Booliska.