WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Mawqifkooga Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Ee Arimaha Doorashada.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga waddani ayaa ka hadlay sida ay xisbi ahaan u arkaan tlo soo jeedintii ay soo saareen gudida ganacsatada Somaliland ee isku xil qaantay xal uhelida khilaafka cakiran ee udhexeeya xisbiga mucaaridka iyo xukuumada kuna salaysan qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo ta ururada siyaasada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version