WAJAALE NEWS

“Waxay Uqaateen Wixii Bidaar Lihiba Inay Mucaarid Yihiin” Xigmadii Maxamed Cali Weji.

HARGAYSA(W,N)-Wariyaha Rug cadaaga ah ee Maxamed cali waji ayaa ka sheekeeyay sheeko xigmada oo la xidhiidha bidaarta iyo sida ay dadka ugu soo badanaysa

Sidoo kale suxufi maxamed cali waji ayaa si dadban usaadaaliyay bidaarta iyo saamaynta siyaasiyiinta mucaaridka ee bidaarta leh iyo nuxurka islaantii reer daami ee rag bidaar leh intay aragtay tidhi xisbiyadii mucaaridka ayaa maanta daami shir ku leh.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA SUXUFI WAJI;

 

Exit mobile version