WAJAALE NEWS

Rashiid C. Xasan Rukuub Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Baaq Uu Udiray Madaxwaynaha Jsl.

WASHINGTON(W,N)-Rashiid cabdilaahi xasan Rukuub oo ka wakiil ah qoyska ilama cabdilaahi xasan ayaa cabasho xoogan iyo ka muujiyay gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland aadan xaaji cali oo uu sheegay in uu faro galin iyo awood sheegasho ku hayo hantida dhaxalkooga islamarkaana uu faro galiyay xukuno kazoo baxay maxkadaha degmada iyo gobolka ee magaalada hargaysa’.

Sidoo kaleRashiid cabdilaahi ayaa madaxwaynaha jsl iyo gudoomiyayaasha laba gole ugu baaqay in ay soo faro galiyaan arintooda kana soo gaadhaan gudoomiye aadan oo qas iyo faro galin ka dhexwada,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version