WAJAALE NEWS

Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sheegay In Gabiley Uu Ka Dhacayo Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridu Iclaamiyeen.

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo wasirkiisa arimaha gudaha

Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay in gobolka gabiley uu ka dhacayo mudo haraadka ay shaaciyeen xisbiyada mucaaridka ee maalinta bari ah loo qoondeeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version