WAJAALE NEWS

“Khilaafka Dalka Ka Jira Laguma Xalin Karo, Cudud, Cunfi Iyo In Aynu Isku Ciil Qabno”Siyaasi Maxamuud Xaashi.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa khalad u tilmaamay in xukuumadu dad shacabka ah rasaas nool lala dhacdo isagoo tacsi udiray eheladii ay ka baxeen.

Sidoo kale siyaasi maxamuud xaashi ayaa ka hadlay mawqifka urur doonta ee ka hadalka masiirka dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

" Waa Khalad in la laayo Dad Shacab ah oo aan Waxba Galabsan " Siyaasi Maxamuud Xaashi

 

Exit mobile version