HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi “Xamarje”” ayaa markii uhoraysay faah faahin ka bixiyay shirqool iyo xadhig xukuumada madaxwayne biixi kula kacday 11bisha oo uu mudo uxidhnaa iyo cida falkaasi ku fulisay.