HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) oo katirsan gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa k hadlay talo soo jeedintii ay gudida ganacsatadu kazoo saareen muranka doorashooyinka ee dalka ka taagan iyo aragtida uu xisbiga kulmiye ka qabo.