WAJAALE NEWS

Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukuumada Somaliya Oo La Magacaabay!

MUQDISHO(W,N)-Raysalwasaaraha somaliya ayaa magacaabay golaha wasiirada xukuumadiisa ee cusub oo iskugu jiro wasiiro,wasiir kuxigeeno iyo wasiirul dawlayaal.

Sidoo kale raysalwasaaraha somalya ayaa magacaabay kuxigeenkiisa

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Oo Magacaabay Golaha Wasiirada

Exit mobile version