WAJAALE NEWS

Dadka Leh Dhismayaashii Ku Gubtay Suuqa Waaheen Oo Sheegay In Aanay Anfacay Nashqada Loosoo Diyaariyay In Loo Dhiso.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah adkii dhismayaashoodu ku gubteen suuqa waaheen ee magaalada hargaysa oo maanta kulan la qaatay gudida gacanta ku haysa dib udhiskiisa ayaa sheegay in aanay ucuntamay nashqada ay soo bandhigeen in loo dhiso taasi oo ay sheegeen in ay tahay mid dadka isku dabraysa islamarkaana ay kazoo koobiyeeyeen wadamo shisheeye taasi oo aan anfacay dalkeena.

 

Exit mobile version