WAJAALE NEWS

Xildhibaan Indho Indho Oo Sheegay In Aanu Diinta Caayin, Balse Wariyaha Hooyadii Uu Caayay!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida islamarkaana maalintii shalay baahiyay isagoo wariye aflagaadaynaya ayaa sheegay In aanu diinta caayin balse wariyaha oo si qasab ah wax uwaydiiyay uu caayay hooyadii

Sidoo kale xildhibaan indho indho oo ka jawaabayay dacwad uu saxafigani uga gudbiyay maxkamada islamarkaana ku eedaynayay in uu diinta aflagaadeeyay ayaa ku hanjabay in uu hadii wariyahan oo ka hawlgala tvga bulsho uu jooji waayo hadalada uu xildhibaanka ku durayo uu isna gacan kaga jawaabi doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version