WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Macalimiin Saaka Cabasho la Hortagay Wasaarada!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland toorto ayaa ka hadlay macalimiin ka cabanayay lacago aan lasiin oo saaka cabasho la hortagay wasaarada

Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in ay xaliyeen cabashada macalimiinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version