WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Fariin Dhinaca Abniga ah Udiray Ciidamada Iyo Dhalinyarada.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed kahain ayaa hambalyo udiray shacabka somaliland munaasibada ciidul adxa awgeed

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa ciidamada amaanka faray in ay heegan u ahaadaan ilaalinta abniga isagoo dhalinyarada kula dardaarmay in ay ilaaliyaan abniga.

 

Exit mobile version