GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo Haweenka magaalada Gabiley ayaa taageeray hadalkii musharaxaha madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro kuwaasi oo xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in uu doorashada madaxtooyada wakhtigeedii ku qabto,
Sidoo kale haweenka iyo dhalinyarada ayaa madaxwayne biixi usheegay hadii uu doorashada ku qaban waayo wakhtigeeda in aanay wixii dhaca kula jirin madaxwaynaha maadama markii hore reer gabiley doorteen codkana siiyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;