WAJAALE NEWS

Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Oo Ka Jawaabay Warbixin Laga Diyaariyay Oo Lagu Eedeeyay Kufsi.

HARGAYSA(W,N)-Mulkiilaha shirkada beeyada ee Asli Maydi ayaa ka jawaabay warbixin caalamiya oo laga diyaariyay taasi oo lagu eedeeyay in uu gabadh lashaqayn jirtay kula kacay ufsi

Mulkiilaha asli maydi barkhad ayaa beeniyay eedaha loosoo jeediyo sheegayna in aanay waxba ka jirin.

Exit mobile version