WAJAALE NEWS

Masuuliyiintii Xisbiyada Mucaaridka Ee Ku Xidhaa Jeelka Madheera Oo Goordhawayd Lasii Daayay

MADHEERA(W,N)-Masuuliyiintii xisbiyada mucaaridka eek u xidhnaa jeelka madheera 26cisho ayaa goor dhawayd lasoo daayay kadib markii gudida madaxdhaqameedka iyo waxgaradka ka koobnayd ee isku xil qaantay xalinka khilaafka mucaaridka iyo xukuumada oo iyagu maanta la kulmay madaxwayne biixi kaasi oo qodobadii kazoo baxay kulanka uu ku jiray siidaynta masuuliyiinta mucaaridka ee xidhan.

Waxaana xubnaha jeelka madheera kazoo galbiyay gudida dhexdhexaadka khilaafka ,masuuliyiin katirsan hogaanka xisbiyadii ay katirsanaayeen ee waddani iyo Ucid.

 

Exit mobile version