WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Xukuumada Oo Udiiday In Uu Madaarka Ka Hadlo!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday iyagoo madaar cigaal ay kusoo dahweeyeen siyaasiyiin iyo xldhibaano katirsan golaha wakiilada

Madaxwaynihii hore ee jsl ayaa markii uu kasoo degay madaarka cigaal ayaa waxay xukuumada madaxwayne biixi udiiiday in uu warbaahinta kula hadlo madaar

Dhanka kale daahir riyaale ayaa warbaahinta kula hadlay gurigiisa isagoo su;aal laga waydiday diidmada madaarka kaga jawaabay in warbaahintu soo waydiiso sobobta cidii bixisay amarka loogu diiday.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version