WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafti Oo Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Soo Dhawayntii Madaxwayne Geele.

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo maanta galinkii danbe gaadhay caasimada dalka jabuuti oo uu ku tagay booqasho rasmi ah.

Waftiga madaxwaynaha somaliya ayaa waxaa soo dhaweeyay madaxwaynaha jabuuti iyo xubno katirsan golaha xukuumadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version