WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Shirkad Ajaanib Ah Loo Siinayo Dhismaha Suuqa Waaheen?

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge  ayaa ka warbixiyay shir caalami ah oo uu kaga qaybgalay dalka Poland iyo waxyaabaha uga soo qabsoomay

Sidoo kale maayar mooge ayaa wax laga waydiiyay dhismaa suuqa waaeen iyo sobobta shirkado ajaanib ah loosiinayo dhismihiisa iyadoo dalka laga helayo shirkado wadani oo awood uleh in ay dhisayaan suuqa waaheen

Dhanka kale maayarka mooge ayaa wax laga waydiiyay waxa uga qorshaysan dhibaada ay caasimadaa ku hayaan xadhkaha shirkadaha laydhka oo marwalba halis galin kara magaalada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version