WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Dhalinyaradii Soo Dhamaysatay Tababarkii Shaqo Qaran.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano katirsan golaha deeganku ayaa soo dhaweeyay dhalinyaradii reer gabiley ee soo dhamaysatay tababarkii Dufcada Afraad ee barnaamijka shaqo qaran.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version