WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftiin Oo Baaq Udiray Gudoomiyayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland.

DUBAI(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeed Iftiin Cabdiqaadir Cumar Obsiiye ayaa ka hadlay xaalada dalka Somaliland iyo muranada siyaasadeed ee ka taagan

Sidoo kale gudoomiyaha urur siyaasadeedka Iftiin ayaa fariin udiray gudoomiyayaasha golaha wakiilada iyo guurtida oo iyagu dhex dhexaadinayay khilaafka mucaaridka iyo xukuumada oo markii danbe burburay.

https://youtu.be/wNmu21DwhkU

 

Exit mobile version