HARGAYSA(W,N)-Rugta ganacsiga dalka jabuuti ayaa qaadhaan lacag oo ay kaga qayb qaadanayso gurmadka dib udhista suuqa waaheen ee magaalada hargaysa ee dhawaan gubtay
Masuuliyiin ka socda dalka jabuuti iyo rugta ganacsiga ayaa qaadhaankan lacageed ku wareejiyay gudida suuqa waaheen.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;